
Sawirkani waa sawir murugo iyo xasuus ku beeraya qofwal oo u dhashay Somaliland iyo guud ahaanba dadka binu aadamka ah ee qadariya xaquuqda qofka binu aadamka ah, Waa sawir ka turjumaya xasuuqii uu taliskii Siyaad Bare uu kula kacay dadka Isaaqa ah, sawrikan oo si cad uu uga dhex muuqdo gacan ku dhiiglahaii degmada gebilay nafta ku dhibay sanadadii 1988 kii, sawirkan waa nin nolosha uu ku gubay ninkaas la odhan jiray korneel Tuke waanad aragtaa sida uu ugu qoslayo, nin nolasha uu ku gubay oo nafta la xaribnaaya - Bisadna waa ka ciyaar jiirna waa ka naf baa hore loo yidhi.
No comments:
Post a Comment